Somaliland: Wefti Uu Hoggaaminaayo Murashax Cirro Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanada Hoos Yimaada Berbera iyo Munaasibad Loo Sameeyey Taageerayaal Ku Soo Biiray Xisbigaasi

Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo maanta socdaal ugu baxay goballada Sool iyo Sanaag oo maalmo ka dib ay ka bilaabmayso qaadashadii kaadhka diiwaan-gelinta Doorashada, ayaa si weyn looggu soo dhaweeyey deegaanada Dacar-budh, Abdaal iyo Lafa-ruug iyada oo sida oo kale na ay halkaas ku soo dhaweeyeen wax-garad iyo taageerayaal tira badan oo ku soo biiray Xisbigaasi kuwaasi oo ka soo diga-rogtay Xisbiga KULMIYE.

Comments

comments