Amb. Axmed Xasan Cigaal oo isbarbar-dhig ku sameeyey taariikhda labada murrashax Madaxweyne ee KULMIYE iyo WADDANI, mar uu khudbad ka jeediyey xaflad xisbiga KULMIYE u qabtay taageerayaal reer Burco ah.