WAXAA KA CUDUR DAARTAY GUDOOMIYE XUSBIGA WADANI CABDIRAXMAAN CIRO INUU KA SOO QAYB GALO BARNAAMIJKII DOODA AHAA EE CAAWA LOO BALAN SANAA. SABAB LA’AAN
======================
Nasiib Daro waxaa ka cudur daartay Inuu ka soo qayb Galo Barnaamijkan aadka u qaaliga ahaa Ee Dood wadaaga ah Gudoomiyaha Xusbiga wadani …………
Aad baan uga xumahay indhalinyaro badan oo u soo diyaar garoobay inay barnaamijkan la wadaagaan hogamiyaasha xusbiyada qaranka in uu gudoomiyihii xusbiga wadani goobtaa ka sooo xaadiri waayo , taasi waxay ka turjumaysa bisayl la’aan siyaasadeed , Kalsooni Daro Hogaanimo, iyo wacad la’aan . dhamaan waa astaamaha hogaamiyaha guuldaraysta …….
Ka Xusbi ahaan ( Kulmiye ) waxaan ka raali galinayaa asxaab badan oo dhalinyaro , aqoonyahano ah oo ku soo lu go’ay munaasibadaa inay ka raali noqdaan bal furkaa oo uu xusbiga wadani u gaystay habsami u socodka barnaamijkan oo aad u qaali ahaa ……..