Wasiirkii hore ee wasarada arimaha gudaha Somaliland xukuumadii madaxweyne Riyaale ayaa waxaa uu faahfaahiyey sababta ku kaliftey in uu ku biiro xisbiga mucaaridka ah ee Waddani .

Siyaasi Cabdilaahi Ciro ayaa sheegay in sababta ku kaliftey in uu ku biiro xisbiga Waddani ay tahay isaga oo xisbigaasi ku arkay in ay ku jirto danta umada reer Somaliland iyo bad baadada dalkani