Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Fedraalka ee Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa kulmay dhawaan sida ka muuqata sawirkan.
Kulankani Waxaa Qayb ka ahaa Murrashaxa Madaxweyne ku xigeenka ee WADDANI Amb Maxamed Cali iyo Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale duur oo hadan ka tirsan Xisbiga WADDANI iyo qaar ka tirsan Musdambeedka Xisgibaas.
Gudoomiuaha Xisbiga Waddani ayaa Waxa hore loogu eedeeyey in uu la kulmay Madaxweynaha Maamulka Muqdisho ee Farmaajo. sida uu hore u cadeeyey Farmaajo laftiisa Waraysi uu siiyey Tv-ga
https://www.youtube.com/watch?v=988Ul0YF2v8
Read More: War Deg_Deg Ah: Daawo Farmaajo Oo Sheegay Inay Cirro Ku Kulmeen Dalka Nayrobi
Read More: Somaliland: Wasiir Si Badheedh Ah Ugu Cadayey Inu Cirro Yahay Wakiilka Farmaajo
Read More: Somaliland: Daawo Xisbiga Waddani Oo Wali Tumaye Durbaanada Somali Weyn
Read More: Xog Culus Xisbiga Waddani Oo Cadaystay Inu La Mawqif Yahay Xukuumadda Farmaajo