Somaliland: Maxu Daarna Kulankii Xuuto Iyo Cali Mareexaan Ee Qasrigga Madaxtooyadda Jsl

Date:

Guddoomiyaha Uururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja oo aya sida ay wararku nagu soo gaadhayeen waxa la sheegay in imika loga qacmo hadshay qasrigga madaxtooyadda Jsl md maxamuud cabdi jaamac mr xuuto aya waxa la sheegay in loga yeedhay qasrigga madaxtooyada

Sida ay wararku nagu soo gaadhayen waxa la sheegaya inu wasiirka hawlaha guud oo maanta Safar ka soo glay uu jarmaaday sidi hawada logu soo celin laha warbaahintisi u dadka ka dhalacayn jiray

Cali Maxamed xasan Cali Mareexan aya waxa uu yeedhay Guddomiyaha Solja Mr Xuuto oo u kala hadalay sidi hawda logu soo celin laha warbaahinta Karinnews Iyo Haleelnews oo baahiya Warar aan xaqiiqo ku salaysanan iyo Amni Daro Keeni kara oo u raali kaga yahay Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan

Sida ay wararku tibaaxayaan waxa la sheegaye inu mr xuuto oo ka gaabsaday arrinka Warbaahinta oo u cali mareexaan iskaga laxiyey Xarunta Guud Ee SID Oo Danbiga ku haysa shabakadaha Karinnews iyo haleelba

Cali Mareexaan Balse Muxu Raali kaga noqday waxay SID Ku Hayso Warbaahintiisa ?

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...