Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo xubno kamid ah golahiisa wasiirada ayaa maanta si rasmi ah u qaatay kaadhadhkoodii codbixinta.