Siyaasiyiin ka soo jeeda deegan ahan gobalka gabiley aya waxay iska soo xadiriyeen xarumaha xisbiga waddani oo ay si rasmi ah ugu biiran iyada oo xaflad loo qaban doono markay iskugu yimaadan siyaasiyin kale oo la sugaya ay ku soo labtan Dalka oo u ka mid yahay La Taliyaha Khaaska ah ee Madaxweyne Siilaanyo
Hadaba Saaka Abaaro 8 Subaxnimaba waxa iska soo Xaadiriyey Xafiiska Xisbiga Waddani Siyaasi Abiib Timo Cadde 00 ay sheegan inu taageero cudod badab oo reer gabiley ah loo qaban doono sido kala xasmse khayre siyaasiga da,ada yare ee madax ololaha xisbiga waddani aya la odhan karan wuu kaga adkady xisbiga kulmiye gobalka gabilay
Sido kala siyaasiyiin miisan culus oo ka mid yahay Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Cali Maxamed Waran-Cadde oo maal-Maha Soo Socda Ka Dhex Hilaaci Doona Xisbiga Waddani aya waxa ay mugdi sii galaye Codkii u muuse biixi ka heli laha Gobalka Gabilay