Somaliland: Waxgaradka iyo Cuqaal kasoo jeedda deegaanada Sanaag, Togdheer , Saraar iyo Saaxil oo Taageero balaadhan u muujiyay Xisbiga KULMIYE

Date:

Aqoonyahanka iyo Waxgaradka deegaanada Sanaag Galbeed , Saraar iyo Gubanka Togdheer ayaa Taageero u muujiyay Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi Xaflad xalay lagu qabtay Hotel Deero ee Magaalada Burco.

Xafladanin oo ahayd Casho sharaf Aqoonyahanka iyo Haldoorka deegaankaasi ku martiqaadeen Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Gobolka Togdheer.

Cuqaasha iyo Waxgaradka deegaanadaasi ayaa sheegay in deegaanadaasi hore looga taageeri jiray Xisbiga KULMIYE hadana aanay taageeradaasi isdhimin balse ay sii korodhay.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE iyo Xubno kale oo ka mid ah Xisbiga KULMIYE ayaa u mahadceliyay guud ahaan Waxgaradka deegaankaasi oo uu ku tilmaamay inuu yahay deegaan balaadhan oo hore looga taageeri jiray xisbiga.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa u mahadceliyay Waxgaradka , Cuqaasha , Haween iyo Haldoorka deegaankaasi oo uu isaga oo tilmaamay inuu aad ugu faraxsan yahay kasoo qaybgalka Kulan.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...