Warar lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhay xafiiska aanu ku lanahay Caasimada Hargeysa aya waxa ay tibaaxayaan inu dhawaan ka dhex hilaaci Doono siyaasi boobe Yuusuf Ducaale Xisbiga Waddani
Boobe Yuusuf ducaale oo hore u ahan jiray Xoghayah warfaafinta Xisbiga waddani oo iska cesilay xubanimadii xisbiga aya waxa la sheegaye inu heshiis hor-dhac ah la galay Xisbiga waddani
Heshiiskan oo ah in dib logu noqda Go,anka xisbiga waddani iyo Hogaanka sare boobe aya labada qodob soo hor dhigay sido kalana Kulan wada qaatay Hoggammiye Xirsi kulan laab xaadh ah
Boobe Yuusuf Ducaale Muxu Ku Soo Kurdhin Doona Xisbiga Waddani Misa Wu La Degi Doona Su,asho Waa Iidinka Dhankiina