Deg Deg: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Maal Maha Sooo Socda Ka Dhex Hilaaci Doona Xisbiga Waddani

Deg Deg: Boobe Yuusuf Ducaale Oo Maal Maha Sooo Socda Ka Dhex Hilaaci Doona Xisbiga Waddani

Ilo xoga gaal ah oo imika soo gaadhaye xafiiska warbaahinta shabakada wargane oo ka imanaya dhanka iyo xafiisayada Xisbiga waddani aya waxa ay Yibaaxayaan inu dhawaan ay xisbiga waddani ku soo biiri Doonan Siyaasin u hogaaminayo Abiib Timo Cadde iyo Qoraaga Weyn Ee Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale

Sida ay shabakad wargane ku helayso wararka waxa ay sheegayan inay kulamo hoose wada qaatan hoggamiyaha xisbiga waddani Md Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Siyaasi Abiib Timo Cadde oo Dhex Dhaxaadinyey Kulanka

Siyaasi Abiib Timo Cadde aya shaaciyey inay dhawaan ku soo biiri Doonan Xisbiga waddani isaga iyo siyaasin kale

Sido kala waxa kulmo u la qaatay Boobe Yuusuf Ducaale Guddoomiyaha Xisbiga waddani Mr Cirro Ouo Guddoomiyaha Ku Mel Gaadh ka ah ee Xildhibaan Cabdiqaadi Jirde

Comments

comments