Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadliyay furitaankii Kalfadhiga Labaad ee Baarlamaanka ayaa ka gaabsaday rasmi ah uu uga hadlo heshiiskii ay wada galeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta ee ku aadan saldhigga Berbera, kaddib markii Xildhibaanada ay mooshin ka keeneen bishii April ee sanadkan
Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabayay qoraal uu bishii May u qoray Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ku aadanaa inuu caddeeyo mowqifkiisa ku aadan saldhiga Berbera ayaa sheegay in arrinta Heshiiska Berbera ay ka horeysay 8-dii February, xilligii la dooranayay.
https://youtu.be/RyhJPe83DMU