Gobalka Burco aya sidi u caadada ahan jirtay waxa ay magac dusha uga ridan saaxibkood guddoomiye cirro oo maal-mihi ugu danbeysay ku sugna Xarunta Gobalka Togdheer
guddoomiyaha xisbiga waddani oo maal-mihi ugu danbeysay olola ka waday gobalka togdheer aya waxa ay taageerayaashi cusba ugu magac dareen magac yaro Macnow weyn xambaarsan
Iyaga oo Magac waali ah u bixiyey aya waxa ay ugu magaca dareen (Biyo Sifeeye)