Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu habeenkii xalay aheyd markii ugu horeysay uu ka hadley soo dhaweyntii uu dhawaan kala kulmay shacbiga magaalada Burco

Musharax Ciro ayaa sheegay in aanu soo dhaweyntaas isagu dalbanin balse shacbiga reer Burco ka diideen kuna qaabileen soo dhaweyn heer sare ah oo uu ku tilmaamay in ay aheyd mid dhul gariir ah