Dhallinyarada Dalka Masar Oo Tahli Waayey Inay Guursadaan !

Date:

Dhallinyarada guur doonka ah ee isku diyaarinaya inay guursadaan ee u dhashay Dalka Masar ayaa waxa ku habsaday Sicir barrar sabab u noqday in dhallinyaro badani ay guurkoodii dib u dhigaan,

Waxaana ka mid ah dhallinyaradaasi Hisham Jaabir oo muddo dhawr bilood ka hor ah u diyaar garoobay inuu guursado, balse waxa uu aaminay in aanu xilligani ahayn xilligii ku habboonaa guurka maadaama oo qiimihii Maciishada ee Masar uu yahay mid had iyo jeer isa sii taraya waxanu yidhi Hisham “Waxaan aaminay in guurka iyo culeyskiisu uu yahay mid aan haatan qofku qaadi karin waayo xukuumada waxay noo diiday in aan ka nasano Mashaariicda dhaqaale ee ay mar walba wax ka badalayso ee ay leedahay wax baan ku haggaajinaynaa, halka Mushaharadii Shaqaaluhuna ay tahay mid halkeedii taagan oo aanay waxba iska badalin”, hadalka ka soo yeedhay wiilkan Hisham Jaabir oo Da’diisu tahay 28 jir ayaa waxa uu ka soo baxay kadib markii qiimaha shidaalka ee Dalkaasi Masar uu kor u kacay waana arrinta keentay in Dhallinyar badani ka hadasho xaaladda nololeed ee ka taagan gudaha dalkaasi Masar.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...