Xoghayaha ciyaaraha WADDANI iyo Madaxa Ololaha WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay maxkamadda la tiigsan doonaan Agaasimaha wasaaradda Ciyaaraha Somaliland mudane Maxamed Dhabeeye,iyaga oo sidoo kalena ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay Agaasimaha.

 

Comments

comments