Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye Oo Ka Hadlay Midowgii Somaliland Iyo Soomaaliya, Farriina U Diray Madaxweyne Farmaajo.

Xildhibaan Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka tirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay midowgii Somaliland Iyo Somaliya,waxaana uu ka jawaabay hadalo kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliya mudane Maxamed Faramajo.

Comments

comments