Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu weerar afka qaadey musharaxa madaxweyne ee xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi
Faysal oo ka hadlaayey munaasibad xisbigiisu ku soo dhaweynaayey Tageerayaal Cusub ayaa sheegay in xukuumada Siilanyo ay tahay xukumada bilaa Tamar ah oo wax laga mucaridaaba aaney jirin