Somaliland: Cabdiraxmaan Cirro Oo Jamhuuriyadda Jabuuti Ku Hanbalyeey Xuska Maalinta Xoriyadda

Date:

Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiram Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Hanbalyo u diray Jamhuuriyadda Jabuuti isagoo Ku hanbalyeeyay Xuska sannad guurada maalintii xorriyada uu qaatay dalkaasi. Dr. Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlaayay munaasibad ka dhacday maagaalada Jidah wuxuu yidhi .

“Munaasibado badan ayaa isku beemay, waxaynu ku jirnaa wali munaasibadii Ciida Islaamka oo aynu isku bogaadinayno, waxa iyana taagan oo Caawa aynu joogna Xuska 26-Ka June oo ah maalintii Somaliland xorowday, munasibadaasi mid weyn weeye oo aanay cid gaar ahi lahayn dhammaan rer Somaliland xasuus gaar ah u leh.
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi. “Waxaan sidoo kale halkan uga faa’idaysanaaya Dalka aynu jaarka nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti oo isna Maanta 27 June ay ku beegantahay sannad guurada malaintii uu xoroobay Hanbalyo ayaan u dirayaa Madaxweynaha iyo shucuubta Jamhuuriyadda Jabuuti ee aynu walaalaha nahay”. Sidaa ayuu yidhi Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...