Sida aad wada ogsoontihiin xisbiga mucaaridka ah oo marki ugu horeysay Taageero buuxda siiyey Aqoonsiga Somaliland Tan ila Maalinti Madaxweyne Siilaanyo Sameeyey Guddida Aqoonsi Raadiskana Ka Soo Hur Jeestay Ayaa waxa ay shabakada Qaar Baahinyen Inu xisbiga Waddani Ay Kulamo xiiso laha ay la qaatan Boqortooyada Sucuudiga
Warar lagu kalsoon yahay oo ka soo burqanayah Weftiga Xisbiga Waddani ee Cimarada ka qayb qaatay aya waxa ay maanta Kulamo la qaatan Madaxda Sare Ee Dawlada Sucuudiga Iyaga oo Arrimo isla meel Shigay waxanay ka wada Hadlan sidii ay somaliland aqoonsi buuxda uga heli lahayd Beesha Caalmka,
Sida ay shabakadda Wargane ay helayso Waxa maanta ay ay kulan balaadhan la qaatan Jaaliyadda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dawlada Sucuudiga Isla Markana ay ka Hadleen arrimaha siyaasadad Ee Dalku ku sugan yahya waxana ay Taageero olola oo dhanka xisbiga Waddani ah marki ay dhameystaanm ay la kulmeen Xubo ka Tirsan Dawlada Sucuudiga
Oo Iskugu Jira Wasiiro Iyo Xubno kala oo kala Duwan waxanay Ay Dalka sucuudigu usoo bandhigan Sidi ay u kaantoroli laha Hawda Sare Iyo xudoodaha Diyaarada ha Hawda Sare
waxanu ay wasiiradan ka tirsan Boqortooyada Sucuudigu ku dhiiri galiyeen Guddoomiye Cirro sidi loo sameyn laha Saddex Saldhi oo kala ah Xudoodaha Dalka Jsl oo la dhigi doono ciidan u tobabaran iyo Radar System kii kaantarooli laha Hawada Sare
waxana Saddexada Saldhig Laga Sameyn Doona Xudoodaha Somaliland Ee Kala ah Laas-Qorey Iyo Degmada Saylac Iyo Gobalka Saaxil Oo Intaba La dhigi Doono Radar System
Kulankan wali lama garan karro inu guddoomiye Cirro Ku Raacay Arrimaha ay u qorshayeen Boqortooyadda Sucuudigu