Wasiirkii Horre Ee Arrimaha Gudaha Jsl Ee Maxamed Nuur Caraale(duur) Oo Imika Ka Tirsan xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa la sheegaye Inu Heshiis la galay xisbiga Kulmiye oo u dhawaan ka dhex hilaaci Doono Xisbiga Kulmiye
Siyaasi Maxamed Nuur Caraale(duur) aya waxa la sheegay inu in dhaweydba Wada-Hadlo u socdaan Xisbiga Kulmiye Isaga Oo imika u soo xadhko xidhay dhankaa iyo Xarumaha Xisbul xaakimka oo loo magacaabay Madax Olalaha Xisbiga Kulmiye Markii U Samaale Ka Hadhay Arrimaha Siyaasada
Ila Lagu Kalsoon yahay oo naga soo gaadhaye ayaa waxay sheegayn inu kula heshiiyey Qadar Lacag ah oo lagu Qiyaaso 80,000 oo dooller ku sidi u ugu biiri laha Xisbiga Kulmiye,,,