Ilo Xog Gaal ah oo lagu kalsoon yahay aya waxay Tibaxayan inay xukuumadda Siilaanyo la xanaf wareertay Heshiiska Kooxda Khaatumo Oo La Filayo In Dib Logu Noqda Dastuurka Jsl Oo Dib Axsaabta Qaranka Loo Magacaabo Musharax Madaxweyne Ku Xigeen oo ay xaq u layihiin Beelaha Dhulbahante
Sida ay warar ku sheegan Labada Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani aya waxay ka soo wada jadan Gobalka Awdal taasi oo kani karta in Dib logu laabto Dastuurka Somaliland Oo Sida Xaqa ah loo qaybiyo Dastuurka
Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani AMB Maxamed Cali Cabdi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Qaranka aya aloga Fadhiye Sidi ay u banayeyn lahayn Kuraasta oo ay ugu soo Dhawayn Layan Beelaha Dhulbahante
Sida ay shabakadda wargane ku helaso warka waxay sheegayn inay xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay waddo Baryahanba Sidi ay cagta Ugu Soo Saari lahad Kooxda Khaatumo oo ay u siin lahayd Kuraas Iyo Xilaka Madaxweyne Ku Xigeen oo markii Hore ba Dr Saleebaan Ciise Xaglo Toosiye Cid Caaradad Lagaga Qaday
Hadaba Si Ay Wararku Sheegayn Inay Xukuumado kula heshiisay heshiis ka dhan ah Kursiga Madaxweyne Ku Xigeenka In Loo Banayn Doono hadi ay Yar Iyo Weyn Noqdan Somaliland oo ay Mujiyeen Awoodo iyo Cudooda Taageer