Dad badan la yaabi maayaan markay arkaan habdhaqanka xun masuuliyiinta sare ee dawladda hoose ee Hargeysa siday ula dhaqmaan shacabka, waayo inta badan waxaa ka muuqda masuuliyad darro buuq iyo jahwareer ay ku ridaan dadweynaha Somaliland, taas waxa kasii daran oo shalay Hargeysa ka dhacday inay dhul ay xukuumadda JSL siisay oday sarkaal ciidanka Milteriga ah ay suuqa dhexdiisa kula dhaqmayaan anshax xumo