Somalia: Dowladda Britian oo £60 million ugu deeqday Soomaaliya

Date:

Dowladda Britain ayaa shaaca ka qaaday bixinta £60 million oo wax looga qabanayo xaalada bani’aadanimo ee jirta dalka Soomaaliya.

Xog’hayaha hormarinta caalamiga ah ee ee Britain Mr Priti Patel ayaa uga dhawaaqday deeqday lacageed magaalada Muqdisho kaddib kulan ay la yeelatay ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.

Sidoo kale Mr Patel kulan ay ula yeelatay magaalada Muqdisho saraakiisha hay’addaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya ayeey ka sheegtay in UK ka go’an tahay wax ka qabashada xaalada bani’aadanimo ee ka jirta dalka Soomaaliya.

Mr Priti Patel ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya in dhaqaalaha xoogan oo ay ku deeqday Britain loogu adeego shacabka Soomaaliyeed, iyada oo laga foojignaanayo musuq-maasuq.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...