War Deg Deg Ah: Kooxda Al Shabab Oo Mid Ka Mid Ah Saraakiisha Ciidamada Ku Dhex Dishay Magaalada Muqdisho

Date:

Saddex nin oo hubeysan ayaa maanta degmadda Dharkeenley ee gobolka Banaadir ku dilay askari ka tirsanaa ciidanka dowladda Soomaaliya.

Kooxda hubeysan ayaa sidoo kale dhaawacay askari kale oo la socday askarigii la dilay, waxaana weerarka lagu qaaday askartaasi uu ka dhacay gudaha Suuq Boocle.

Mid kamid ah ganacsatada suuqa oo la hadlay Hiiraan Online ayaa sheegay in kooxdii hubeysneed ay ka carareen goobtii dilka uu ka dhacay.

“Askarta markii la weeraray waxaa ay ku jireen goob tima jara ah oo ku dhex taalla Suuqa”,sidaasi waxaa yiri qof diiday in magiciisa la sheego oo Hiiraan Online u waramay.

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka degmadda ayaa gaaray halkii dilka uu ka dhacay waxaana ay wadaan howlgallo lagu baadi goobayo dableeydii dilka geysatay.

29-kii bishii May koox hubeysan ayaa gudaha Suuqa Bakaaraha ku dilay askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda. Dilka kadib Ciidamo ka tirsan Nabad Sugida oo goobta ka ak dhowaa ayaa toogasho ku dileen ninka dilay askariga.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...