Warar lagu kalsoon Yahay oo xam Xamtoodo caawa ka socoto qasriga mdaxtooyada Iyo xubnaha golaha wasiirad oo isku khilaafsan xuququl qalinka iyo wasiiada oo aan u kala hadhin hantida umada oo u sii dhola cadaynayah qabaxda Ay ka heli Doonan Ibka shidaalka
Iyo Qodabada ay kula heshiiyeen Dawlada Imaaradka Iyo Sucuudiga Oo Qodabo Yaro u soo bandhigtay balse xukuumada siilaanyo oo wakhtigadi dhameeday ayaa qalinka ugu Duugtay Heshiis ay suuqa madow la galan Qaar Ka Mid ah Madaxda iyo Dilaalinta Dalka Imaaradka
Sido Kala Warar Aan Carabka Lagu qabain Kariin oo aan lagu kalsoonayeyn aya waxa tabanayan in la wareejin Doono Laba Buurood oo ka tirsan Gobalada Bariga Somaliland laguna kala wareejin Doono Dawladaha Sucuudiga Iyo Imaaradka Carabta
Haba Labada Dawladood Ee Sucuudiga Iyo Imaaradka Carabta aya kula heshiiyey 5 Qodbo oo kala ah sidan
1-Dawlada Sucuuga ayaana somaliland kula Heshiisay Inay Aqoonsi Buuxa Siin Doonto Passaport ka Somaliland oo lagu Xaji Doono
2- Dawlada Sucuudiga aya u balan qaaday In Dekedda Berbera oo kaliyah ay xooloho ka soo Dhoofi Doonan Gaar Ahan Dekedda Somaliya oo Dhan
3- Sido Kala Dawlada Sucuudia ayaa somaliland u sameyn Doonta Laba Xarumood Oo Cusub oo saldhigyo Miletari ah oo ay somaliland maamuli Doonto
4- Dawlada Isku Taga Imaaradka Carabta ay Somaliland Heshiiska Hordhac ah u soo Bandhigay Ciidamada Cirka inay u toba bari Doonan
4- Dawlada Imaaradka ay sido kala Sheegtay Inay u qaban Doonto Radar System ay Hawda Ku Maamulan Doonto ay u soo Dhigi Doonan Xudoodaha Dalka Oo Dhan