Somaliland: Hoggamiye Xirsi Iyo Siyaasiyiinta Ay Isku Beesha Yihiin Maxa Kala Qabsan Doon Xirsi Oo Cirro Kaalin Weyn

Date:

Xirsi Cali X Xasan oo suyaasiyiintii beeshooda duhur cadkaga adkaaday kulmiye iyo saadaashii gudoomiyaha Wadani ku xushay oo urumawday ,hogaamitaha xisbuga wadani Xirsi Cali X Xasan ayaa dabada kaga dhacay siyaasiyiintii kasoo jeeday beesha baruga Burco oo ay Xirsi iskujifokasoo wada jeedaan waxaanu kaga guulaystay saamayntii siyaasadeed ee beesha bariga Burco iyagoon jaan iyo cidhib dhigikarayn meel uu xirsi ugasii horeeyay haduukaga danbeeyana aan iyaga diblop xasuusanayn

Waxaana uguhoreeyay oo uusida maydka uga talaabsaday wasiirka lagubadalay jufadiisii hoose ee axmad faarax oo ah wasiirka hawlaha guid cali mareexaan oo uga dhaartay inuusaamayn togan iyo mid taban midna aankudhex yeelan beesha Axmad Faarax ooka mida beelaha ugubadan eedeegaanada beesha bariga dagto , Cali Mareexaan ayaan laba eraykasoo odhan karayn ololekasoo galikarayn deegaanka beeshoodu dagto taasi oo ay sababtay dhuumasho waxtarlaan iyo gacan adayg jeebka ah oo galaafatay siyaasadiisii , Halka Xirsi uuhorena dad uga dhaqday markuu wasiirka ahaa haatana jeebkiisu ufuranyahay dhalinyarada iyo cuqaasha beesha taasina aysababtay inay Xirsi ku taageeraan diintii uuqaatoba .

Siyaasiga Maxamad Kaahin oo ah siyaasiga ama Mujaahidka ugu taariikhra dheer bersha bariga burco ayaa umuuqda nin daalay oo ayku shinbira waaqleeyeen siyaasiyiin yaryar oo uukusoo ciyaarsiiyay madaxwayne Siilaanyo ayaakadhigtay siyaasi garba beelay iyo isagoo uukubatay dagaalka hadba wasiir qooqan oomadaxtoiyada joogaa iyo farahiisa oo aanay waxdufanlahikusoo dhawaan taasina kadhigtay ninaan labadanayn maqnaanshahiisa iyo joogistiisa .

Iyo maxamad Kaahin oo hareeraha lagala maray lacago ama dawlada laga keenay ama laga keenay axsaabta mucaaridka ayaa gayaysiiyay inuuka tooso gawaan cidla ah.

Sobobaha kale ee qayrkiika reebay gudoomiye Maxamad Kaahin ayaa ah gacan gudhan oo isaga iyo saaxiibkii Muuse Biixi ka dhigtay madhiiqayaal sitaasadeed gacanta nadaxda siyaasiyiinta iyo salaadiinta ayaa qofkii gacan gudhan ka dhigta bakhayl guuldaraysra , maxamad kaahin ookamid ahaa odayaashii wasiiradu ula dagaalameen sida wayn saaxiibkoid Axmad siilaanyana laga afduubtay ayaasida uu ugasoo kabtaa dhaawacyadaas siyaasadeed eesoo gaadhay taasina waxay garba tirtay dhaq dhaqaaqyadii siyasadeed siyaasadeed ee uukaga adkaan lahaa Suyaasiga hadhka kasaaray ee Xirsi X Xasan taasina waxayka dhigtay laacibka ugu taageerada badan suyaasiyiinta baruga burco

Siyaasiga kale ee kursuga kadhaxlay Xirsi Cali X Xasan waa wasiir Maxamuud Xaashi Cabdiye ayaa siyaasiga ugu taageerada liita siyaasiyiinta bariga magaalada Burco waxaanuhaystaa awood iyo maaliyad uuhab tuugo ahkaga yrursaday xilalkii uukutaxay madaxwayne siilaanyo laakiin siyaasigan ayaa ah siyaasiga ugubakhaylsan siyaasiyiinta beesha bariga burco ,isla markaasina aan saaxiib beeleed iyo saaxiib qofeed midna kusamaysan awoodahii aanmara kaliicin ee uukahayay kana hayo xukuumada Axmad Siilaanyo oo aan irbad dun ugalin qof taasibadalkeedana uuyahay wasiirka uguba beentabadan suyaasiyiinta soomaalilnd iyobalamaha afka baarkooda ah ee uu uqaado dhalinyarada iyo dadka saamaynta kule ee kasoojeeda beesha baruga burco waxaanu dadka uga dhuuntaa sida carmashu uga dhuumato inamada gayaankeeda ah .

Marwargayska jamhuurya dhanxiirkusoo qaatayna uuyidhi sheeg wasiirka markuu aqalkiisa qaraacayo oo qudha runsheega .

Iskusoo eada xioriyoo wasiiradan iyo siyaasiyiintankasoo jeeda beesha baruga Burco kana ciyaaraya xisbiga Kulmiye ayaa fara madhanka taagan taageeradii beesha bariga Burco oo ah beesha qudhee laga fulayay inay sixooga ugu codayn doonaan xisbiga kulmiye taasi badalkeediina uu abaal iyo aduun gacan furnaan fir fircoonikagala hoos baxay siyaasuga xisbiga kulmiye ugu colaada badan yihiin ee Xirsi Cali X Xasan oo ah siyaasiga ilaasaacadaas aanjoognoka ah diiga waxaana muuqata inuuyahay nin halkuutagaba kugodobgala oodharka labaxa garankana kusoo saara daarada aqalka si ay ujeedadiisu ugu hirgasho

Halka siyaasiyiintankalee xisbiga kulmiye kujiraan canaankayaab ,lacag urursi iyo godobla aan taasina ay siyaasada xukuumada Axmad Siilanyo Iyo musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo kuomiyeba dhigaysa gawaan cidlo ah intaasina waxaanksoo afmeerayaa faaladii koobnayd ee aankysoo qaadanay awoodaha qarsoon iyokuwa muuqda ee aykala leeyihiin suyaasiyiinta kala ahdaafta iyo kala xisbiga ah eekasoo wada jeeda beesha bariga magaalada byrco

Xigasho Wariye Aadan Cabdi Ciidle

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...