Ilo wareedayo lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhaya xafiisaka warar ee shabakada waragane aya waxay sheegan inay dawlada Turkiga ay uga digtay Dhaqdhaqaaqyada Ay sucuudiga iyo imaaradku ka wadan aqoonsiga somaliland oo sucuudigu damacsanaha inu somaliland passaportkada ku xaji doonto oo u dawlad buuxda u aqoonsado aya waxa ku soo dhex dhacay Madaxweynaha Dalka Turkiga Mr Recep Tayyip Erdoğan oo u dabada ka waday madaxweyne Farmaajo
Hadaba sida ay wararku ku imanayan ay iskaga soo dabo dhacayan waxay tibaxayn inu Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan oo sucuudiga uga digay arrimaha Somaliya ku salaysan gaar ahan aqoonsiga Somaliland Iyo Radar System ay sucuudiga iyo imaaradku soo dhigayan xudoodka Somaliland Ee Saylac Iy Berber Iyo Laas qoray oo ah xudooda Puntland
Waxana ku sugan Dalka Imaaradka Carabta Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xuno wasiiro ah oo ku sugan barta Xaga ay warar kalan Sheegayan Inu Wasiiro Kala U Bixi Doonan Maalinta Bari ah Dalka Imaaradka Oo ay usii Dhafi Doonan Dalka Sucuudiga
Waxana ariintan ka danbeyey Madaxweyne Farmaajo oo ka war_warsan kadib markii u lacag ku diiday xubni wasiiro ah oo ka socda dawlada Sucuudiga oo Arrimaha Somaliland u soo jestay marku farmaajo waji kabax kala Kulman