Somaliland: Xaalada Sixir Bararka Iyo Ciida Iyo Danyarta Oo Qoos Ka Taagan Dalka Oo Xaalado Ku Cakirantahay
Waxa Lagu jira bishi barakaysnayad ee ramadaan gaar ahan Tabbankii Ugu Danbeyey Oo Sidii Cadad ahan jirtay loo diyaar garawo Ciida Waxana suuqyada iskugu imaada Kumana Qof Oo Shacab ah si ay u iibsadan dharka Iyo Wixi kala ee la hal maalah.
Hadaba xalay abaaro 10 habbanimo wakhti danbe ayahayd aya waxan sii maray Suuqa Weyn ee magaalada Hargeysa oo aanay ciid Danyarihi wax baayici karayn iyada oo saasi jirto aya ahalkii shaadh waxa lagu baayacayah 16 dooller surwaalkiina 20 dooller kabihiina 18 dooller
Hadaba qiso xanuun badan ilma yaro oo hooyadi u iibinaysay dharka ciida oo ay suuqa u keentay si uu ciido ayaa waxay la kulantay sixir barar aanay filayn wiilki yare ayaa markay hooyadi suuqa oo dhan soon wareejisay ayay ku tidhi ina mari hooyo maalin kala ayay nu ku soo noqona
markaso wiilki yare iska soo tuuray text vitz waxad iidin u taqaanan Texi Raaxo ilahay iidinkii kii yare waxba muu noqon ee u ka badbaaday istuuritaanki raaxada oo wadada aya jaam ahayd oo ayar bu socday gaadhigu
Hadaba xukuumada ayaa waxay ka dhago xidhatay dhawaaqa shacabka oo ay cadaystaan inaanay waxba ka qaban karion xaalada sixir bararka Somaliland