Xisbiga Mucaaridka ah ee xisbiga waddani oo wali timayaha Durbaanadi somaliweyn aya waxa u cadaystay inu la mawqif ahayn xukuumada madaxweyne Siilaanyo ee u la mawqif yahay Xukuumada Farmaajo
Xisbiga Mucaaridka ah ee waddani oo lo tuhunsana inay xidhiidho la layihiin xukuumadda Farmaajo aya waxay ay cadaystaan mawqifka ay iska Taagan Duulimadad Wadlada Qatar oo ay Raacan Xukuumada Farmaajo
xisbiga waddani aya waxay maanta soo saran shir jaraadi oo ay ku cadaayn inanay La Go,an ahay Xukuumadda Siilaanyo ee ay ka mawqif Dowan Yihiin Sida U Warka U Cadyey Guddoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah Ee Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
Sido kala Siyaasiga caanka ah siyaasi Ismaacil Hurre Buuba Oo Isagu Dhican ka Taagan Go,amada Somaliya ayaa wali ku dhiri galinayah Inu Taageerto Go,amada Farmaajo Isaga oo kulano kala Dowan la soo Qaatay Raysalwasaaraxa Xukuumadda Farmaajo Md Xasan Cali