Deg Deg: Hoggamiye Xirsi Oo Imika Safar Deg Deg Ah U Baxay Iyo Halka uu u Socdaaly

Date:

Hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo labada sarkaal oo ka tirsan xisbiga WADDANI oo kala ah xoghayaha xidhiidhka wadamada Carabta xisbiga WADDANI Amb Safiina iyo Aqoonyahan Cabdiqaadir Iidle ayaa saaka safar kaga baxay magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

Hogaamiye Xirsi iyo Labadan masuul ayaa waxay u safrene dalka Issutagga Imaaraadka Carabta gaar ahaana magaalada Dubai iyaga oo saaka ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa.

Ujeedada rasmiga ah ee Hogaamiye Xirsi iyo labadan masuul ay ugu tageen dalka Imaaraadka Carabta Ayaan la garanayn balse ilo wareedyo  dhuun daloola xisbiga ayaa noo sheegay in socdaalkoodu uu la taxaluqo hawlaha shaqo ee xisbigooda,iyaga oo halkaasina muddo kooban jooogi doona.

Gabagabadiina dhawaan ayey ahayd kadib markii murrashaxa xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” iyo hogaamiyaha xisbiga WADDANI Md Xirsi Cali Xaaji Xasan ay dalka dib ugu soo labteen kadib safar maalmo badan qaatay oo ay ku joogeen dalka Imaaraadka Carabta.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...