Xukuumadda Somaliland Ayaa waxa la isla Dhan Jooga Doorashadii oo fude inagu soo haysa iyo maxamuud Xaashi oo Laba Waji U Sameysatay Muuse Biixi Oo Marba Waji usoo Xidhanayaha Iyo Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan oo Baadi Goobayaha Mudo Kurdhin In Loo Sameyo
Waxa Ay wax yaro kooban ka Hadhan Doorashooyinkii Qasrigga Madaxtooyada Oo ay wax yari Ka Hadhan Iyo Xubno Xukuumada Ka Tirsan oo Dabada ka riixayah Mudo kurdhin Saddexad
si kastaba ha ahata xukuumada ayaa balano iyo wacad ku martay inay qabanayso Doorashooyinka Iyada oo imika Raadinaysa Sidi ay Dib Ugu Dhigi lahayn oo ay u Cuskadan Dhawar Qodab Oo kala aha Xunuunka Shuban Biyoodka Ee Ka Dilaacay Gobalada Iyo Xaaladii Abaaraha Ee Samaysay Dadka Reer Miyiga ah Dhan ka Xoolaha
Iyada oo ay xukuumadu wali aany Gadhsiin Xoolo ay ugu balan Qaadan inay ugu takulanyanayaan Dadkii Xoolaha abaaro ka laya oo ay u cuskadan inay Wayan Wax Xoolo ah oo ay ugu badalan Lacagtii Guddida Ka Soo Kabashada Abaaraha