Warar Lagu Kalsoon Yahay oo ay helaso Shabakad wargane ayaa waxay soo xaqiijisay Inay Dawlada Imaaradka Carabta ay ciidan khaas ah oo Hawda U Maamuli Doona Xukuumadda Somaliland ay Tobabaro U Furayso
Hadaba Dawlada Imaaradka Carabta oo Saldhig Milatery U Cuskanaysa Arrimaha La Dagaalanka Dawlada Qatar aya waxay u soo maratay Inay Hawda Somaliland Ka Xidhi Doonto oo ay ciidan Kani Doonto
Hadaba Xukuumada Somaliland Oo U Sacbo Tumeysa Arrinka Ay ku Dhaqaaqday Dawlada Imaaradka Carabta
Si Kastaba ha ahata Dawlada Imaaradka ayaa Dagaal ka dhan ah La Dagalaakan Qatar Wacad Ku Martay Inay Meeshay U Dhaqaqanba La Bilaamayn Arrimaha Dagaalka Hawda Sare