warara xoga gal ah oo laga kalsoon yahay oo naga soo gaadhayah dhanja Iyo Dawlada Djibouti ayaa waxay tibaaxayan safar qarsoodi ah oo madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Mudane Saylic Oo Safaarada Dawlada Djibouti kala Kulmay Waji Gabax
Hadaba warar lagu kalsoon yahay oo ay halayso shabakadd wargane ayaa waxa sheegayan cadho ka dhan ah in lugu diiday Saldhiga Imaaradka Iyo Shirkadda Dp World Ee Casriyaynaysa Dekedda Oo Logu Diiday Inu Halo Basaporta Dalka Djibouti
Sida aad wada ogsoontihiinba madaxweyne ku xigeenka somaliland ayaa mudo afar cisho ah Dawlada Djibouti ku jooga safar qarsood ah oo u ku raadsabayo fursad lagu siiyo Basaporta Dawlada Djibouti