Somalia: Madaxweeyne Farmaajo oo Kismaayo ku wajahan iyo wafdi hordhac ah oo gaaray magaalada

Date:

Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah uu soo gaaro magaalada Kismaayo, ayadoo ay maanta magaalada yimaadeen xubno ka tirsan protocolka Madaxweeynaha iyo weliba ilaaladiisa gaarka ah.

Magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa u diyaargarow loogu jiro soo dhaweynta madaxweeynaha, ayadoo qeybaha kala duwan ee bulshada ay isu diyaarinayaan in ay Madaxweeynaha iyo wafdigiisa kusoo dhaweeyaan Kismaayo.

Waxa ay noqoneysaa markii ugu horeeysay oo Madaxweeynaha yimaado Kismaayo tan iyo intii xilkaasi loo doortay, waxayna arintan kusoo beegmeeysaa ayadoo dowladda Soomaaliya ay wado qorshe mideeysan oo guud ahaan dalka looga bilaabayo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab.

Magaalada Kismaay ayaa kamid ah degmooyinka dalka ee sida weyn looga dabaaldegay markii Madaxweeyne Max’ed C/laahi Farmaajo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee dalka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...