Somaliland: “Waxaan Ku Baaqayaa In Laga Taxadiro Shuban Biyoodka”Jaamac-shabeel

Date:

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel),ayaa ka hadlay shuban biyoodka ka dilaacay Magaalada  Burco, ee keenay inay dad u dhintaan.

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa yidhi “Dhawr qof baa ku geeriyooday Magaalada Burco, dhawrkaas qof waxay u geeriyoodeen shuban biyood, waxaan ALLE uga baryeyaa inuu janadii ka waraabiyo, dadka u jiifana, waxaan ALLE uga baryayaa inuu siiyo Caafimaad, waxaana Xukuumadda iyo Wasaaradda Caafimaadkana leeyahay dadaalkiina sii kordhiya, oo ku dadaala sidii aad ula tacaali lahaydeen cudurkan iyo sidii meesha looga saari lahaa si aanu u sii fidin, dadkana waxaan leeyahay aad isku ilaaliya, oo ka taxadira, oo wax walba oo awoodina ah oo aad kaga hor tagi kartaan kaga hor taga, oo nadaafiina ilaaliya”.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...