Somaliland: “Qofkii Ugu Xumaa Ee Nolasheyda I Soo Mara Ee Aan Siyaasad La Wadaago Waa Faysal Cali Waraabe” Cali Guray

Date:

Siyaasi Cali Guray oo ka mid ah mas’uulyiinta xisbiga KULMIYE ayaa waxaa uu sheegay in qofkii ugu xumaa abdi ee soo mara isla markaana uu siyaasad la wadaago in uu yahay Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID.

Mujaahid Cali Guray oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sidaasi sheegay waxaana uu ku bilaabey hadalkiisa
“Qofkii ugu xumaa ee noloshaydaba i soo maray hadii aanu ahayn kolay aniga xagayga Ina Cali Waarbe wuxu noqonayaa shakhsigii ugu xumaa een abid siyaasad la wadaagay. Qofka ama waa inuu Diin qabata leeyahay oo dabar u noqota ama waa inu dadnimo leeyahay celisa ama waa in uu yahay qof damiirkiisu nool yahay oo wax uun ka dikhooda.

Qofku hadaanu intaa midna lahayn aniga way igu adag tahay in aan fahmi karo. Imika Xisbul xaakimka garanay oo waa muxaafid Cirro iyo xisbigiisa WADDANINA waa gartay oo waa Mucaarid. Bal ka Ina Cali Waraabe iyo wankan mar kastaba Iibka u jooga ka warama? Haye Mucaarid miya mise waa muxaafid? Midna maaha markaa waa maxay hadii aanay siyaasadu labeeb lahayn? Anigu garan maayo wax kale oon ku sheego Ina Cali Waraabe oo aan ahayn LABEEBKA SIYAASADDA.” Ayuu yidhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...