Somalia: Ra’iisal wasaare Kheyre oo gaaray deegaanka Balli-Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose

Date:

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhaw oo maanta ah gaaray deeganka Bali doogle ee gobolka shabeellaha hoose halka saldhig ay ku lee yihiin ciidamada dowlada.

Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda iyo wafdiga ka socda ayaa lagu wada in ay kulamo la qaataan Saraakiisha ciidamada dowlada ee ku sugan gobolka shabeellaha hoose.

Dhinac kale inta u dhexeysa deegannada Muuri iyo Baladu-aamin ee Gobolka shabeellaha hoose waxaa ka socda dagaal u dhexeya ciidamada dowlada iyo Al shabaab ilaa iyo haddan lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay.

Safarkan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ra’iisal wasaaraha uu ku tago meel ka baxsan magaalada Muqdisho gudaha Soomaaliya tan iyo markii xilkan loo dhaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...