Somaliland: Xildhibaan Aareeye Oo Cambaareeyay Qaabkii Loo Ururiyay Qaadhaankii 18 May

Date:

Xildhibaan Cali Ibraahin Aareerye ayaa si adag u dhaliilay qaabkii loo ururiyay lacagta ay madaxtooyadu ugu yeedhay gurmadka abaaraha ee lagu bedelay dabaaldegadii 18 May

Xildhibaan Cali Aareeye ayaa shacbiga iyo dawladaba u soo jeediyay in loo noqdo wanaaga oo aan xaalku istus dadka ka noqon, waxaanu arintan kaga halday xaflad uu shalay kaga qaybgalay qasri loo dhisaayo suldaanka guud, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa “Habeenkii dhawayd ee abaarta wax loo ururinayay ayaan arkayoo, aniga saddex milyan igu qora, aniga toban milayan igu qora,qofku waxa uu bixin karo inuu sameeyo weeye,suldaanka iyo dawlada in midna lagaga farxiyo may ahayn, habeenkii dhawayd dawlada ayaa laga farxinaayay oo Siilaanyo madaxweynaheena qaaliga ah ayaa meesha joogay.”

Kulankaas uu xildhibaanku dhaliilay ayaa ahaa mid lagu diiwaangaliyay lacag badan taas oo dadkii isku qoray ay sheegen inay ugu tabarucayaan dib u kabashada dadka abaaruhu ay saameeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...