War Deg Deg Ah: Muxu Suxufi Coldoon Ka Yidhi Xadhiisi Iyo Cafiski Madaxweyne Siilaanyo

Saafi Cabdimaail Muuse Coldoon oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley cafiskii iyo saamaxadii uu maanta u sameeyey madaxweyne Siilanyo.

Saxafi Coldoon ayaa waxaa uu u mahad naqay madaxweyne Siilayo iyo cid kasta oo ka qeyb qaadatey sidii loo sii deyn lahaa xoriyadiisana uu dib ugu heli lahaa

Comments

comments