Maxkamada gbalka Hargeysa ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqdey xukunka masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla makaana xeer ilaalinta Somaliland danbi ku soo oogtey
Masuulyiintan oo kala ah gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme iyo xoghayihii ciyaaraha ee Xisbigaas Muddane Yoonis ayaa waxaa ay maxkamadu Amartey
1. In Maxamed Sadiiq Dhamme Xoriyadiisa dib loogu soo celiyey ka dib markii ay maxkamadu wax danbi ah ku weyday
2. In Muddane Yoonis Axmed Yoonis ay maxkamadu ku xukuntey hal Sanno oo xadhig ah isla markaana ka bilaabma maalintii la xidhay .
Xukunkaas ka dib waxaa racfaan ka qaatadey xeer ilaalinta Somaliland