Wasiirka arimaha dibada ayaa waxaa uu wareysi kooban oo dhinacyo badan taabanaya uu magaalada London uu ku siyey telefishanka BBC-da .
Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay rajo weyn ka qabto in dib loo bilaabo wada hadalkii Somaliya ka dhexeeyey
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu ka Hadley saamiga dalka Itoobiya laga siiyey dekada Berbera iyo saldhiga Imaraadka Berbera laga siiyey waxaana uu hoosta ka xariiqey in imaraadku aanu aheyn dal leh awood weyn oo wadamada gobalka xoog ku qabsan kara