Somalia: Ciidamada dowladda oo howlgal dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay gobolka Hiiraan

Date:

Ciidamada dowladda ayaa howlgal lagu soo qab qabtay tiro dad ah ka sameeyay deegaanno hoostaga degmooyinka Jalalaqsi iyo Buula-burte ee gobolka Hiiraan.

Gaar ahaan ciidamada oo ku hubeysnaa gadiidka dagaalka ayaa howlgalada ka sameeyay deegaanno hoostaga labada degmo, iyaga oo ku soo qab qabtay dad lagu tuhusan yahay in ay xiriir dhaw la leeyihiin kooxda Al-shabaab.

Al-Shabaab ayaa la sheegay in soo gaareen degaano badan oo hoos yimaada degmooyinka Jalalaqsi iyo sidoo kale Buulaburde oo aysan horay u joogin.

Maalintii shalay ayeey aheyd markii degmada Jalalaqsi lagu xiray odayaal la sheegay in ay ka qeybgalleen munaasabad ay lahaayeen Al-shabaab oo ka dhacday deegaanka Buurweyn.

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda ayaa sheegay in howlgalka ciidamada lagu soo qab qabtay ilaa saddeed ruux oo la tuhusan yahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...