Somaliland: Cali Guray Muxu Ka Yidhi Barnaamijka ka soo kabashada Abaarta?

Date:

Guddoomiyah Ku Xigeenki Saddexad Ee Hore Ee Xisbiga Uid Mujaahid Cali Guray Ayaa Ku Dul Tal-Talaabsaday Gudidda Ka Soo Kabshada Abaaraha Waxanu Ka Yidhi Sidan

Barnaamijka ka soo kabashada Abaarta ma laga yaabaa inu yahay dhako kale iyo dabagoosigii ugu dambeeyay? Ku lahaa tii horeba si wanaagsan baa loo maamulay Wasiirka Madaxtooyadu isaga xagiisa markaa saw maaha sidii wanaagsanayd ee tii horeba loo maamulay ayaa tanna loo maamuli doonaaye ha ka biqina? Labada goorba u daran. Hadii farta laga saaro 10 milyan oo $ Ilaahay baanay wax ka qarsoomi karaa jirin oo mahadin maayaan., hadii intii hore wax lagu qaatay oo hidh la yidhaana u daran oo wixii la qorahaystay waa ka kac. Qofka daacadda ah ee isagu aamiina ee ku bixiya hor ilaahay isaga way ka geysan tahay sun iyo boogna waxay ku noqon kuwa hunguriyadooda aynu naqaano ee waxay u hunguroodaan aan qof wax isku falayaa u hunguroonin. Hadii la aamini waayo miyaa horta gari Allay taqaane laga gardaran yahay? Miyaa lagu yaqaan oo ma looga bartay amaano Ilaaha Wayne ee waaxidka ah baan idinku dhaariyaye waa la aaminay oo amaanay hayeene? Waxay wax walba kaga dareen indho adayga mudac hadii isha laga geliyo ma libiqsanayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...