Somalia: Dowladda Soomaaliya oo soo saartay jadwalka Imtixaanka midaysan ee dugsiyada sare ee dalka

Date:

Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka imtixaanka Qaran ee sanad dugsiyeedka 2016-2017.

Dowladda ayaa sheegtay in imtixaanka midaysan ee sanadkan ay fariisan doonaan 23, 000 oo arday oo ka kala imaanaya goboladda.

Ardayda u fariisaneysa imtixaanaadka ayaa ku jira diyargarowgii ugu ballaarnaa, waxaana dhinaca kale ay isku diyaarinayaa jamacadaha.

“Waxaan ku jirnaa diyargarow, jadwalkeenna dhinaca wax aqrinta ayaa xoog badan aynu gelineynaa, waxaana ku raja weynaha in aan ku baaso imtixaanka sanadkaan”, sidaasi waxaa Hiiraan Online u sheegay Maxamed oo kamid ah ardayda sanadkan u fariisaneysa imtixaanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...