Somalia: Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixdey heshiis Cusub Iyo Nooca U Yahay Heshiisku

Date:

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo la xiriira hormarinta dhaqaalaha iyo dhaqanka labada dal.

Heshiiska waxaa labada dal u kala saxiixay Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo casumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Turkiga Erdogan ayaa booqashadiisu la xiriirtaa kor u qaadida taageerada Turkigu siiyo Soomaaliya iyada oo lagu kor dhinaayo tayeynta wax soosaarka beera.

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Erdogan ayaa aamaaney dowladda cusub ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi, waxaa uu sheegay in Turkiga sii laba jibaareyo taageerada uu siiyo dowladda Soomaaliya.

Erdogan ayaa eedeeyey Beesha Caalamka, waxaana uu ku tilmaamey kuwo aan fulin ballan qaadkooda gaar ahaan kaalmada iyada oo Soomaaliya ay weli ka taagateyn dhibaatooyinka ka dhashey abaaraha.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyne Erdogan inuu booqasho ku yimaado Soomaaliya, sida ugu dhow, sida ay shaacisay Wakaalada wararka ee Anadol.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...