Wasiirka qasrigga madaxtooyadda Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa waxa uu maanta ka Hadlay Dhaamkii Biyaha Oo Maanta Lagu wareiyey Xukuumadda Somaliland Oo U Xadhigga Ka Jaray Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Saylic

Sido Kale Waxa uu ka Hadlay Xisbiyada Mucaaridka ah Oo Ku Tilmaamay Qaar Maskaxda Ka Buka Ee Aan Ladaweyn Karayn