Maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ee Hargeysa ayaa waxaa saaka la hor keenay gudoomiyaha dhalinyarada xisbiga Waddani iyo xoghayihii ciyaaraha ee xisbigaasi oo in muddo ah xidhnaa

Laba masuul ayaa waxaa maxkamada mar labaad looga xalaaleeyey todoba cisho oo rumaan ah , isla markaana waxaa warbaahnta kula hadley afaafka maxkamada masuulyiinta xisbiga Waddani oo sharci daro ku tilmaamey in mar labaad todoba cisho oo rumaan ah loo jaro

Comments

comments