Warar Lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhaye dhanka iyo qasrigga madaxtooyadda Jsl Ayaa waxa Sheegayan In Gacanata Hore Ee Madaxweyne Siilaanyo Ku Dul Dhacayso Wasiirka Ugu Tuhunka Weyn Xukuumadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Safta Ugu Horaysa Xilka Lagaga Qaadayow Iyado Isku Shandhayn Balaadhan Bishan Gudahaga Ka qabsoomi Doonta Dalka
Isku shandhayntan oo ka dowan ku wii hore oo ay la socdaan wassarado cusub Iyo Wasarado La Kala Jibin Doono Oo Wasiiro Cusub Loo Magacabyow
Warar Xogo Gaal Ah oo soo gadahaye Xafiiska Warabaahinta Shabakada Wargane ayaa waxay sheegayan in bishan gudahoda lagu qaban doono isku shandhaynti ugu dambeysay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo
Iyado La Isku Badalyo Wasiirada Ugu Tuhunka Badan Xukuumadda Siilaanyo Oo Ay Ka Mid yihiin Wasiirka Qasriga Maxadtooyadda Jsl Md Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ku Qoran Xil Ka Qaadis Isagu Lagu Badayo Wasiirka wasaarada hawlaha guud Cali mareexan
Iyado loo magaacabyo Wasiirka Mayarkada Berbera Cabdishakuur M Ciddin
Sido kalana waxa La Kala Qaybiin Doona Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Lo Kala Jabiin Doonw Saddex Wasaradood Oo Kala Noqon Doona Wasaarada Arrimaha Gudaha Iyo Wasaaradda Aminga Iyo Dib U Dajinta Iyo Wasaarada Dawlada Hoose
Waxana Sido Kala La kala Jabin Doona Wasaaradda Waxbarashadda Oo La Kala Qaadi Doono Wasaaradda Tacliinta Sare Iyo Ta Hoose
Iyada Oo Wasaarada Waxbarashada ee Dugsiyada Hoose Loo Magacaabi Doono Guddoomiye Ku Xigaanki Hore Ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed Oo Imkkan Ka Tirsan Xisbul Xaakimka Kulmiye
Xaga Wasaaradda Tacliinta Saran Loo Magacaabi Doono Wasiirki Hore Ee Maaliyada Jsl CabdiCasiis M Samaale
Sido Kale Ina Waxay Warar ku Ku Daran In Xilka Laga Qaadi Doono Wasiirka Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Adan Iyada Oo Aan La Shaacin Cidi Lagu Badali Laha