Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaayo ayaa waxaa uu jaah-wareer siyaasadeed ka qaaday hadaladda is burinaya ee wasiirka wasaaradda madaxtooyada Somaliland.
Wasiirka wasaaradda madaxtooyadda ayaa waxaa uu madaxwayne siilaanyo iyo qoskiisu ku dhaga barjooween ficilo uu sheegayo in wasiirku uu wax ka qabtay taas oo safarka madaxwayne siilaayo ee Barbara uu ku baraarugay siilaanyo ka dib markii arrinkaasi waxba uu ka qaban waayay wasiirka madaxtooyada ee uu arrinka u xil saaray waxaa markii la waydiiyay arrimo badan oo ay odoyaasha gobolka saaxil kala hadleen madaxwaynaha in aa la fulin waxaanu madaxwayne siilaanyo dib u waydiiayay wasiirka madaxtooyadda kaas oo madaxwayne siilaayo u sheegay waxaan ahaynd waxii ay odoyaashu kala hadleen.
Dhinaca kale wasiirka ayaa waxaa laga ilaalinayaa in uu si gaara ula kulmo madaxwayne siilaayo oo uu ku dhaga barjooway hadalada is burinaya ee wasiir maxamuud xaashi cabdi.
Wasiirkan ayaa u ban baxay in uu inta uu xilka sii hayo uu danahiisa siyaasadeed ka hor mariyo danaha qaranka .